Daawo Gaas “Nimanka marna leh Somaliland baan nahay, marna Dirta Waqooyi kama tarjumaan…”
|Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Gaas oo ka jawaabayey hadallo ka soo yeedhay masuuliyiinta Somaliland u metela Fadaraalka ayaa si kulul ula hadlay hadalladiisa waxa ka mid ahaa, “nimanka marna leh Somaliland baan nahay, marna leh Dirta Waqooyi baan nahay…Puntland iyo dawladdeeda u malayn maayo niman ka tarjumi kara inay yihiin…” Daawo