Wasiir Beyle oo ka hadlay lacagtii Imaaraadka laga qabtay
|Wasiirka Maaliyadda ee Dawladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Beyle, ayaa ka hadlay lacag 9 million oo doolarka Maraykanka ah oo lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Adan Cade International Airport. Wuxu sheegay inuu ka war helay uun in lacagtaa la qabtay. Wuxu sheegay inay ka shakisan yihiin ulajeeddada lacagta loo soo geliyey, walow dawladda Imaaraadku ku andacootey in lacagta loo waday mushahaaro ahaan.
Arrimaha News Desk