Qaybytan ka mid ka ah suugaanta Abwaan Maxamud Axmed Cabdalle ee dhinaca Gabayada kuwaasoo isugu Jira Wadani ,Jacayl iyo tusaalaynba ayuu ku soo bandhigay golaha196o ,golaha codka shacabka
Abwaan Maxamud Axmed Cabdalle suugaantiisa kala duwan sida gabayada,heesaha uu ummdda soamliyeed had iyo jeer ku tusaaleeyo, ayuu Q:9aad ku soo bandhigay gabayo cusub oo ku saabsan gobolka
Barnaamijka suugaanta ee golaha1960 ayaa Q:8aad ee suugaantiisa waxaa ku soo bandhigay Abwaan Maxamud Axmed Cabdalle .Q:8aad waxaa ka heleysaa gabayo aad dhuuxa ,lafaha iyo jidhkaba ku dhaqaajinay.
Abwaan Maxamud Axmed cabdalle ayaa Q:6aad ee suugaantiisa kala duwan oo isugu jirta gabayo iyo Heeso ku soo bandhigay golaha1960 ,Golaha codka shacabka somaliyeed .
Sidaad uga barateen Abwaan Maxamud Axmed Cabdalle ayaa Q:5aad ee suugaantiisa kala duwan ku soo bandhigay golaha1960 ..Golaha codka shacabka somaliyeed. Q:5aad oo guud ahaan gabayo ah ayaa
Abwaan Maxamud Axmed Cabdalle ayaa golaha1960 ,golaha codka shacabka soamliyeed ku soo bandhigay gabayo aad uga waramaya xaalada guud ee somaliya ka jirta sanadahan dambe.Sidoo kale gabayadan wuxuu
Abwaan Maxamud Axmed Cabdalle ayaa ku soo bandhigay golaha1960 Qaybtii saddexaad ee suugaantiisa kala duwan .Qaybtan oo aad u xiisa badan isuguna jirta Heeso, geeraaro, Saar iyo Gabayo,