Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

SUUGAANTA/Q:9AAD EE SUUGAANTA ABWAAN MAXAMUD AXMED CABDALLE UU HAD IYO JEER UMMADDA SOMALIYEED UGA GUDBIYO GOLAHA1960

mow-300x300Abwaan Maxamud Axmed Cabdalle suugaantiisa kala duwan sida gabayada,heesaha uu ummdda soamliyeed had iyo jeer ku tusaaleeyo, ayuu Q:9aad ku soo bandhigay gabayo cusub oo ku saabsan gobolka Mudug,Diiwaan gelinta S/land,Jubbaland,Diiratada Muqdisha ku nool .Waana gabayo aad wax badan ka ogaaneysid.Dhegeysi wanaagsan.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *