Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

Daawo Beesha Boqor Buur-Madow oo 24hrs u qabatay Muuse Biixi

Magaalada Ceel-Afweyn ee Gobolka Sanaag waxa ka dhacay muddaharaad ballaadhan oo lagaga soo horjeedo xadhiga Boqor Cismaan Buur-Madow oo Xukuumadda Muuse Biixi ku xidhay Hargeysa maalintii shalayto. Muddaaharadaayaasha iyo ciidanka ayaa is weydaarsadey dhagxaan iyo rasaas sida uu sheegay oday dhaqameedka beesha afkeeda ku hadlaya. Wuxu ugu baaqay xukuumadda Somaliland inay si dhakhsale u sii daayaan Buurmadow oo lagu eedeeyey qaran dumisnimo, taasoo ay ka dambeysey booqashadii uu dhowaan ku tegey Puntland oo uu kaga qayb galay caleema saarka Beeldaaje magaalada Carmo ee Gobolka Bari lagu caleema saarayey usbuucii la soo dhaafay.

Arrimaha News Desk

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *