Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

Waraysi/ Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ayaa uga waramay golaha1960 shirkii ingriiska ee loo qabtay somalida

Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan ,Wuxuu aad uga waramay guud ahaa Qaabka shirku u dhacay ,Isagoo ku amaanay madaxweyne Farmaajo doorka uu ka ciyaaray shirka una gudbiyey muuqaalka guud ee xaaladda somaliya iyo waxqabadka ay diyaarka u tahay dowladdiisu dhow iyo dheer isbedelka uu rajaynayo inuu somali gaarsiiyo.Sidoo kale wuxuu tilmaamay Faysal isku duubnida Dowlada dhexe iyo dowlad goboleedadu ay la tageen Shirkaasi.iyo weliba arimo kale oo badan oo ka mid tahay arimaha AMISON iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.

Weriye Dhegood

Puntlandes,Saadaalnews, Arrimaha,Golaha1960.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *