Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

Daawo Kiin Jaamac oo ruxday Muqdisho

Fannaanadda caanka ah ee Kiin Jaamac oo dhowaan Muqdisho u tagtay inay barnaamij faneed ka dhigto, taasoo Culimada Muqdisho Fatwo ku soo saareen in la horjoogsado barnaamij faneedkaa. Xildhibaanno iyo masuuliyiin Dawladda Fadaraalka ka tirsan ayaa riddiyey baaqa culimada, iyagoo sheegay in fannaanaddu aanay ka duwanayn fannaaniinta kale ee maalin walba Muqdisho ka heesa. Daawo oo ka bogo barnaamijkaa la yaabka leh.

 

Arrimaha News Desk, Muqdisho

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *