Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

SUUGAANTA/ABWAAN MAXAMUD AXMED CABDALLE AYAA (Q;3AAD) EE SUUGAANTIISA KALA DUWAN LA WADAAGEY GOLAHA1960

mow-300x300Abwaan Maxamud Axmed Cabdalle ayaa ku soo bandhigay golaha1960 Qaybtii saddexaad ee suugaantiisa kala duwan .Qaybtan oo aad u xiisa badan isuguna jirta Heeso, geeraaro, Saar iyo Gabayo,

qaybtan oo ka duwan qaybihii hore ayaanu diiradda ku saaray Qaab cusub oo uu Maxamud u tiriyey heeso cusub oo dhowaan hawada soo geli doona.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *