Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

SUUGAANTA.Q:7AAD EE SUUGAANTA KALA DUWAN EE ABWAAN MAXAMUD AXMED CABDALLE IYO GOLAHA1960

mow-300x300Abwaan Maxamud Axmed Cabdalle ayaa ku soo bandhigay Qaybtii 7aad ee suugaantiisa golaha1960,golaha codka shacabka somaliyeed.

Qaybtan oo gabayo ah ayaa waxaa ku Jira kuwo taariikhiya sida ,madaxweynihii ku xigeenkii somaliya Maxamed Cali Samatar iyo gabayo ka hadlaya dowlad goboleedka Jubbaland iyo kuwo kale oo wadaniya.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *