Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

SUUGAANTA/ABWAAN MAXAMUD AHMED CABDALLE AYAA SOMALIDA UGU SOO BANDHIGAY QAYBTII LABAAD(Q;2AAD)EE GABAYADIISA GOLAHA 1960

mow-300x300Abwaan Maxamud Axmed Cabdalle ayaa la wadaagay qaybtii labaad ee gabayadiisa Golaha1960 ,golaha codka shacabka soamliyaeed.Gabyadan oo inta badan kaga hadlayo qayb qaybinta iyo kala qoqobnaanta umaadda soaliyeed sanadahan dambe la soo deristey,ayna ku seegeen jiritaankii soamlinimada.

gabaydan Abwaanku wuxuu ku cabariyaa aragtiisa ku aadan hogaanka dowlad iyo dowlad goboleedada maanta somaliya somaliya ka Jira qaarkood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *