Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

Maanso ku socota Xildhibaannada Soomaaliyeed FARRIIN XILDHIBAAN

Maansada FARRIIN XILDHIBAAN oo ku socota Xildhibaannada doorashada ku dooranaya Madaxweynaha Soomaaliya ee afarta sano oo soo socota wuxu Abwaan Maxamuud Axmed Cabdalle kula dardaarmayaa in xildhibaannadu iska diidaan musuqmaasuqa iyo laaluushka, dalkana u doortaan qof ka bixi kara maruulayadda weyn ee qarannimo. Abwaanka ayaa tixdan la wadaagay Golaha1960.com, Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Bogagga Soomaalidu waa sii gudbin karaan maansada. Dhegeysi wanaagsan:

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *