Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

Sir culus Wasiirkii Hore S/land maxamed bixi yoonis muqdisho iska dhiibey

Wasiirkii hore ee Arrimaha Debedda S/Land ayaa la soo sheegayaa inuu u diga rogtey dhanka fadaraalka. Sida aad fiidyowga ka dheehan kartid, waxa la soo sheegayaa in kulamo hoose uu la galay masuuliyiin ka socda Ethiopia, Imaaraadka iyo dalal kale, iyadoo loo kala dabqaadayo isaga iyo Madaxweynihii hore ee DKMG-ka ahayd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed oo la filayo inuu uu u ordi doonto doorashada sannadkan 2016-ka markale. Waxa ilaha qaarkood sheegayaan in Maxamed Biixi Yoonis uu quuldarraynayo inuu raysalwasaare u noqdo Sheekh Shariif waa haddii uu xilka madaxnimo ku guulaysto. Daawasho wacan.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *