Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

WARAYSI/MUSHARAX MADAXWEYNE CABDULLAHI CIILMOOGE AYAA SIIYEY WARAYSI ARIMO BADAN XAMBAARSAN GOLAHA1960

ciilmoogeWaraysigan uu musharax Madaxweyne Cabdullahi Ciilmooge Siiyey golaha1960.Golaha codka shacabka somaliyeed iyo Websaydhada ay wadashaqaynta leeyihiin ,wuxuu aad ugaga qaabka doorashada la sugaayo oney u dhacdo iyo waajibaadka saaran baarlamaanka la dhaariyey ,sidoo kale faaiidooyinka aqalka sare laga filaayo .Wuxuu sidoo kale ka faalooday ajandihiisa musharaxnimo iyo baahida ay dadka somaliyeed u qabaan isbedel dhab ah oo lagu sameeyo hogaanka dalka uGu sareeya si ay dadweynaha somaliyeed u helaan dowladnimo ay ku naaloodaan. Waraysiga waxa qaaday Maxamuud Cabdalle (Abwaanka).

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *