Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

Waraysi Musharrax Xaaji Maxamed Yaasiin siiyey Golaha1960 uu arrimaha siyaasadda kaga hadlay

Alxaaji Maxamed Yaasiin oo ah Ganacasade Soomaaliyeed isla markaana ah musharrax u taagan loollanka jagada Madaxweynaha Soomaaliya ee sanadka 2016. Xaaji Maxamed ayaa horay isugu soo sharraxay xilkan hadda ka hor laakiin aan ku guulaysan. Wuxu si qota dheer uga hadlay taariikhda iyo geeddi socodka Soomaaliya. Wuxu hoosta ka xarriiqay in dhibaatada Soomaaliya eersatay hoggaan xumo waxa uu ugu yeedhay.

Waraysiga waxa idiin qaaday Maxamed Xasan Dhegood, waxad ka dhegeysan kartaa bogga Golaha1960 iyo Arrimaha.com iyo weliba bogagga kale ee faafiya wararka Golaha1960.

Hoos ka dhegeyso:

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *