Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

Wakiillada Somaliland ee Fadaraalka oo ka soo horjeestey qoondada Fadaraalka markale Daawo

Masuuliyiinta ka soo jeeda Somaliland ee Muqdisho ku sugan ayaa si ba’an markale uga soo horjeestey qoondada Madashu u soo jeedisay Soomaalida inay aqalka sare ku qaybsadaan. Daawo

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *