Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

WARAYSI/GARYAQAAN CABDIWAAXID QALINLE

Waraysigan uu Garyaqaan Cabdiwaaxid Qalinle siiyey golaha1960 iyo websaydhadiisa iyo kuwa ay xiriirka leeyihiin, golaha codka shacabka somaliyeed ee GOLAHA1960 .Waraysigan oo uu kaga hadlay dhibaatooyinka ka dhalankara mustaqbalka doorashada Maraykanka ee dhinaca sharciyada nabadgelyad iyo mustaqbalka dadka Maraykanka ah.

Sidoo kale Garyaqaanku wuxuu aad uga hadlay URURKA GURMAD,siyaasad ahaan ,waxqabad ahaan iyo aragtida doorashada la filayo iney somaliya ka dhacdo 2016ka,iyadoo ururka GURMAD ay u sharaxeen Dr Cabdinasir Maxamed Cabdullahi jagada madaxweynaha.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *