Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

Waraysi: Saraakiil Golaha1960 uga warramay Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya

Waraysi Golaha1960 ay siiyeen saraakiil horay uga tirsanaan jirey Xoogga Dalka Soomaaliya, ayaa si qotadheer uga warramay aasaaskii, burburkii, iyo mustaqbalka dhismaha XDS. Waxa barnaamijka ka qayb galay Col. Cagaaran, Col. Faratoon iyo Col. Caarre. Waxa kale oo ka qayb galay barnaamijka xagga khadka taleefanka isagoo Nayroobi ku sugan, Xaaji Maxamed Yaasiin oo ah musharrax u taagan tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee 2016-ka. Waxa waraysiga idiin qaaday Maxamuud Axmed Cabdalle (Abwaanka). Dhegeysi wanaagsan.

Part 1:

Part 2:

Part 3:
[/aud

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *