Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

Safiirka China u fadhiya Soomaaliya oo Hargeisa gaadhey

Hargeisa: (Arriamah Online_ Safiirka dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. Way, oo lagu naanayso Ambassador Warsame, sababtuna tahay inuu af-Soomaaliga ku hadli ayaa sheegay in hammigiisu yahay inuu Soomaaliya oo dhan wax ka qabto. Wasiir Cukuse oo ku soo dhoweeyey ayaa sheegay in ay mar isku fasal ahaayeen Mr. Way. Dawaladda iyo Safaaradda China ee Muqdisho ayaa u aqoonsan Somaliland Maammul Goboleed hoostaga Dawaladda Fadaraalka Soomaaliya. Daawasho waca….

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *