Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

WARAYSI/GARYAQAAN CABDIWAAXID CABDULLAHI WARSAME (THE DOLLER: A GAME CHANGER

Waraysigan uu siiyey Garyaqaan cabdiwaaxid cabdullahi Warsame Golaha1960 golaha codka soamliyeed iyo bogga Arrimaha.com,wuxuu kaga hadlay xaaladda uu ku sugan yahay dalka somaliya,hogaan xumida iyo maamul xumida ay horseedka ka tahay dowladda uu Xasan Shiikh hogaamiyo ,musuqmaasuqa ay sameeyeen ururka Damul jadiid iyo raja xumidda ka muuqata mustaqbalka dalka iyo dadka soamaliyeed. Waraysiga waxa qaadaya Maxamuud Cabdalle. Dhegeysi Wanaagsan.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *