Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

Waraysi: Dr. Udub Mukhtar, qiimaynta iyo la xisaabtanka dawladnimo- Golaha1960

Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo Golaha1960 iyo bogga Arrimaha.com nasiib u yeesheen inay la yeeshaan Dr. Udub Mukhtar, ayuu aqoonyahanku si qotodheer ugu faahfaahiyey tiirarka dawlad, qiimaynteeda, hawlgelinteeda, iyo isla xisaabtanka qaybaha dawladda. Wuxu hoosta ka xarriiqay in fahanka kala duwanaanshaha xukuumad iyo dawlad ama haykal qaran. Waraysiga waxaa inoo qaaday Maxamuud Cabdalla. Hoos ka dhegeyso labada qaybood ee warsiga.

Qaybtii 1-aad

Qaybtii 2-aad

 

ARRIMAHA.COM/GOLAHA1960

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *