Waraysi/ gudoomiyaha gobolka sanaag Mudane maxamud ciyoon ayaa uga waramay golaha1960 xaaladda guud ee gobolka /wadada ceel-daahir iyo shuban biyoodka
|Waraysigan uu gudoomiyaha gobolka Sanaag uu siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu aad ugaga hadlay xaalada guud ee gobolka sida xaaladda caafimaad ee magaalada Dhahar,Roobabka da’ay ee abaarta lagaga baxay,Wax ka qabashada biyaha togagu badda ku darayaan.
Sidoo kale wuxuu ka hadlay Bilowga wejiga labaad ee wadada CEEL DAAHIR iyo CEERIGAABO oo hadda gaadhey wakhtigii Daamurka iyo Jayga la saari lahaa, lana soo gaadhay wakhtigii shacabku ka qayb qaadan lahaayeen dhamaystirkeeda.
Weriye Dhegood
Puntlandes,Saadaalnews,Arrimaha,Golaha1960.com