Dhegeyso: Aqoonyahan Siciid Biid oo ka hadlay mawqifka khilaafka Carabta ee DFS iyo wax qabadka dawladda
|Waraysigan uu siiyey Aqoonyahan Siciid Salax (Siciid Biid) golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan .Waraysigan oo xambaarsan arimo badan oo xasaasi ah,uuna aqoonyahanku ku sharaxay xaaladda ay hada dowladdu ku sugan tahay iyo saamaynta guuleed iyo tan guul daro ee uu keeni karo go’aankii ay dowladdu ka qaadatay xiisadda ka dhex aloosan dalalka carabta sida Qadar iyo Xulafada Sucuudigu hogaaminayo.