Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

PRO:ABSHIR OW YUSUF CIISE AYAA KA WARAMAY HORUMARKA IYO HEERARKA KALA DUWAN EE WAXBARASHDA P/LAND

Wasiir Abshir Ow Yusuf wuxuu uga waramay golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan Horumarka balaaran ee ay wasaaradda Waxbarashada puntland samaysay sanadihii u dambeeyey,Sidoo kale Wasiirku wuxuu ku dheeraaday Samaynta Manhaj midaysan oo loo samaeeyey Dhamaan iskuulada Puntland, Tababarka Macalimiinta ,Waxbarashada dadban ee Dhulka miyigaa,Taageerida Ardayda dhaqaalahoodu Hooseeyo iyo kuwa caawimada u baahan ,

Sidoo Kale wasiirku Wuxuu ka hadlay Taageerada ay siiyaan Dowlad Goboleedada kale ee ku Saabsan dhinaca Waxbarashada.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *