Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

WARAYSI: DR. HODAN SICIID CIISE MARWADA KOOWAAD EE PUNTLAND G-1960

drhodonWaraysigan ay Drs Hodan Siciid cise oo ah marwada koowaad ee Puntland siisey golaha1960 ,golaha codka somaliyeed iyo websidhada golaha .Waxay aad ugaga hadashay baahida dhinacyada kala duwan ee bulshada somaliyeed iyo gaar ahaanba Puntland sida Abaaraha , shaqa la’aanta, sicir bararka iyo baahida dowladnimo wanaagsan iyo Hogaamiye daacada ay dadka somaliyeed u qabaan.

Sidoo kale waxay Drs Hodan ku dheeraatay mashruuc ka socda jaamacadda PSU ee Garoowe oo ay buddhige u yihiin Drs Hodan Ciise iyo Marwo Fosiya Cabdulqaadir,(rugta cadaaaladda iyo tiiraanyo bixinta) iyo daaweyn loo sameeyey Haween badan oo Somaliyeed.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *