Guddoomiyaha cusub ee Jaamacadda Maakhir Dr. Caalin Axmed Faatax aqoontiisa

Waraysigan uu siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan Dr Caalim Axmed Faatax ,Wuxuu ka waramay Heerarkiisa Waxbarasho iyo Shaqooyinkii uu soo qabtay .Sidoo kale Dr Caalim wuxuu ka mid yahay Aqoonyahana Sayniska ee Aduunyada wax ku soo kordhiyey .Waxyaabaha uu aduunyada ku soo kordhiyeyna faaiidooyin badan ayey u leeyihiin Dadka aduunyahada ku nool. (ka ogow arimahaasi waraysigan) Dr Caalin Axmed hadda waxaa loo Magacaabay Gudoomiyaha Jaamcadda Maakhir.
Related Posts
-
WARAYSI/MUSHARAX MADAXWEYNE XILDHIBAAN C/RAXMAN MAXAMUD (FAROOLE) AYAA WARAYSI SIIYEY GOLAHA1960
No Comments | Nov 30, 2016 -
Soomaali maxaa u haray: Keating iyo dhaqan xumadiisa
No Comments | Jan 5, 2017 -
Militants attack AU base in Somalia’s Beledweyne
No Comments | Oct 25, 2016 -
Doorashada Soomaaliya oo markale dib loo dhigay
No Comments | Sep 26, 2016
