Guddoomiyaha cusub ee Jaamacadda Maakhir Dr. Caalin Axmed Faatax aqoontiisa
Waraysigan uu siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan Dr Caalim Axmed Faatax ,Wuxuu ka waramay Heerarkiisa Waxbarasho iyo Shaqooyinkii uu soo qabtay .Sidoo kale Dr Caalim wuxuu ka mid yahay Aqoonyahana Sayniska ee Aduunyada wax ku soo kordhiyey .Waxyaabaha uu aduunyada ku soo kordhiyeyna faaiidooyin badan ayey u leeyihiin Dadka aduunyahada ku nool. (ka ogow arimahaasi waraysigan) Dr Caalin Axmed hadda waxaa loo Magacaabay Gudoomiyaha Jaamcadda Maakhir.
Related Posts
-
Ciidammo la wareegay xaruntii shirka dhismaha Maamul-goboleedka Hir-shabeelle ee Jowhar
No Comments | Oct 15, 2016 -
Mashaariic dhagaxdhig: Carmaale iyo Damalla Xagarre
No Comments | Sep 14, 2016 -
Shir Madaxeedkii IGAD oo Muqdisho ku soo gebageboobey
No Comments | Sep 14, 2016 -
Somalia: Mohamed Abdullahi Farmajo new president
No Comments | Feb 8, 2017