Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

Dhegeyso: Dr. Maxamed Xaaji Ingiriis “Soomaaliya waa in la hoos geeyo UN Trustsheep Council”

ingiriisWaraysigan oo aad u xiisa badan ayaan kaga waraysanay fikrado iyo qoraallo uu u gudbiyey Golaha Ammaanka( U N) uuna kaga dalbanayey in soomaliya ay UN tu u dhiibto dowlad gaarsiisa dowladnimo una dhista tiirarka ay dowladnimadu ka kooban tahay si ay mar labaad dowlada aduunka ula jaanqaado,Sidoo kale wuxuu sheegay in madaxda somliya ee had iyo jeer xukunka qabtaa inaaney diyaar u ahay in ay somaliya u dhisaan dowlad dhab ah ee ay danahooda gaarka ah ku fushadaan xukunka. Waraysiga waxa qaaday Maxamuud Cabdalle (Abwaanka).

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *