SUUGAANTA/Q:9AAD EE SUUGAANTA ABWAAN MAXAMUD AXMED CABDALLE UU HAD IYO JEER UMMADDA SOMALIYEED UGA GUDBIYO GOLAHA1960
Abwaan Maxamud Axmed Cabdalle suugaantiisa kala duwan sida gabayada,heesaha uu ummdda soamliyeed had iyo jeer ku tusaaleeyo, ayuu Q:9aad ku soo bandhigay gabayo cusub oo ku saabsan gobolka Mudug,Diiwaan gelinta S/land,Jubbaland,Diiratada Muqdisha ku nool .Waana gabayo aad wax badan ka ogaaneysid.Dhegeysi wanaagsan.
