Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

MUSHARRAX CALI XAAJI WARSAME: WARAYSI DHINACYO BADAN TAABANAYA

ali-haji1Musharraxa Madaxweynaha Federalka Soomaliya Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa siiyey waraysi xiiso badan golaha1960 iyo golaha codka shacabka somaliyeed– labada shabakadood ee Golaha1960.com iyo Arimaha.com. Waraysigan oo uu musharraxu kaga hadlay arrimo badan ee doorashada 2016-ka, sidoo kale waxqabadkiisa, aqoontiisa, xaaladha amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo madaxda manta jirta waxa uu kaga aragti duwan yahay.

Arrimaha.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *