Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

Madaxweynaha S/land oo cambaareeyey shirkii IGAD oo Muqdisho go’aammadii ka soo baxay(Video)

Madaxweynaha S/land Axmed Siilaanyo oo saxaafadda la hadlay ayaa si ba’an u cambaareeyey shir goboleedkii IGAD ku soo gebageboobey magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa dalalkaa ku bahoobey IGAD ee toddobada ah ku sheegeen in midnimada Soomaaliya tahay lama taabtaan, isla markaana looga dambaynayo uun dawladda fadaraalka ah. DAAWO:

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *