Deg Deg Shir Lagaga Tashanayo Shirkada Asli Maydi Oo Badhan Ka Socda
Deg Deg Shir Lagaga Tashanayo Shirkada Asli Maydi Oo Badhan Ka Socda
Buurta Calmadow Ee Gobolka Sanaag Ayaa iyadu ah Mid Illahay Ku Manaystay Khayraadka Dabiiciga ah Ee Beeyada iyo Macdanta ,Buurtani Illahay Hodonka Kaga Dhigay Khayraadka Beeyada Ayaa mudooyinkii UDanbeeyayba Waxa Si Sharci Daro ah Uga Ganacsaneysay Shirkada asli MAydi Oo Beeyada Dhaafsiisanaysay Shilmaad Aan u Qalmin Geedkaasi Qaaliga ah .Dhibaatadaa Shirkadaasi Ay Deganadaa Ku Haysay Oo Mudooyinkii U danbeeyay Bulshada Degankaasi Ay Ku Jireen Shir ay Kaga Arin Saneyeen Shirkada Ku Sifowday Boobka iyo Dhaca Khayraadka Degaankaasi
Mid Ka Mida isimada Dega
ankaasi Ee Shirka Hogaaminaysay Uu Warbaahinta U Sheegay In Shirkada Asli Maydi Ay Dooneyso Inay Cidhib Tirto Geedkani Buurtan Illahay Ku Manaystay Taasina aanay Yeeleen Shacabka Degaankaasi Sidoo Kale Isimkan Oo Codsaday inaan inta Shirku Dhamaanayo Aan La Shaacin Magaciisa AyaA Sheegay In Odayaal Kasoo Jeeda Mandaqadan Ay Ka Mid Yihiin Odayaal Shaqaale U Ah Shirkada Asli Maydi Oo Hada Ku Sugan Magaalada Hargaysa Aanay Ahayn Dad Matali Kara MAsiirka Beeyeysatada Calmadow ,Isimkan Oo Hadalkiisa Sii Wata ayaa Shabakada U Sheegay In Wiigan Gudhiisa Ay Saxaafada Usoo Bandhigayaan Qodobada laga soo saaro shirkaa lagaga arin sanayo Shirkada Xaalufinta ku wada Beeyada Gobolka Sanaag .
Waxgaradka waayeelka iyo odayaal Dhaqameedkani Oo Shirku Uga Socdo Magaalada Badhan Ayaa la Filayaa In Uu Usoo Xidhmo Maalmaha Soo Socda Sida Uu Noo Sheegay Isimkani Warbaahinta Lasoo Xidhiidhay
Related Posts
-
David Conca Oo Ay Britain U Magacawday Safiirka Cusub ee Soomaaliya
No Comments | Nov 19, 2016 -
Daawo Wasiirka Maaliyada Somaliland Muxuu Ka Yidhi Hadalkii Cayda ahaa Ee Reer Laascaanood
No Comments | May 6, 2018 -
Somalia joins Africa-led initiative to protect elephants
No Comments | Sep 14, 2016 -
Waraysi/ Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ayaa uga waramay golaha1960 shirkii ingriiska ee loo qabtay somalida
No Comments | May 12, 2017
