Gaas: Beesha Tanade waxaan rabaa in iraahdo laba siyaaboodba Puntland muhiim ugu tahay
Madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Garoowe kaga qeyb galay shirka Isimada Puntland ee xallinta tabashada beesha Tanade Daarood ee Golaha Wakiiladda Dawladda Puntland.
