Beel (dhulbahante) ka digtey cawaaqib xumo ka timaada sheegashada ceelasha dogoble iyo shoodhe
|“Labada beelood oo Somaliland ah oo ku dagaalamay waxay isku laynayaan waa baadil, Dawladda leh (Somalilane) waan u qaybinayaana waa baadil, Colaad hor leh baana ka bilaabmaysa” – Odayaasha Maxamuud Garaad. DAAWASHO WACAN