Arrimaha.com media report on issues encompassing the Horn of Africa Region, in particular, Somalia. We take neutrality serious and make sure staying bias-free media. Academicians, intellectuals, and experts are responsible for what they choose to publish. Author’s contact information is seeing in the footnotes of each story. We will focus on new events and keep you informed.
If you want to contact Arrimaha.com, send us your opinion. Respond to a particular story; feel free to contact us via Email: arrimahanews@gmail.com.

Thank you all.

Chief Editor, Arrimaha.com

Warbaahinta Arrimaha.com waa mid si dhexdhexaadnimo ah uga faalloota xaaladaha siyaasadeed ee Geeska Afrika(Horn of Africa), gaar ahaan Soomaaliya. Waxa ku xidhan aqoonyahanno, waxgarad iyo khubaro ku xeeldheer ka tala bixinta arrimaha siyaasadda gobolka, masuuliyadda waxyaabaha ay soo bandhigaan iyagaa masuuliyadeeda qaadaya, xiriirka iyo meesha laga helayo waxaad ka arki kartaa qoraalka hoostiisa. Waxan si gaara xoogga u saari u doonnaa inaan si xogogaalnimo ah idiin kusoo gudbinno dhacdooyinka ka soo cusboonaada Mandaqadda Geeska Afrika.

Haddaba maamulka Arrimaha.com wuxu soo dhoweynayaa fikirka akhristayaasha/dhegeystayaasha, hadba waxay isleeyihiin waad ka tala bixin kartaan. Hadaad isleedahay ka fal celi war ama qoraal boggan ku soo baxay nagala soo xiriir Email: arrimahanews@gmail.com.

Waad mahadsan tihiin.

Tafatiraha Guud, Arrimaha.com