Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

Dr. Udub Mukhtar oo warysi dhinacyo badan taabanaya siiyey golaha1960 (dhegeyso)

Waxaan waraysi qotodheer oo meelo badan taabanaya la yeelanay aqoon yahay Professor Udub Mukhtar oo ah bare jaamacadeed, kuna haysta shahaadada Phd Software Engineering. Waxa inta u dheer Dr. Udub waa khabiir dhanka siyaasadda ku xeel dheer hadday noqoto caalamka iyo tan Geeska Afrika, labadaba. Maxamuud Cabdalle ayaa waraysigan la yeeshay Dr. Udub, waa mid aad iyo aad u xiisa badan macluumaad badanna aad ka korodhsan doontaan. Dhegeysi wanaagsan.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *