Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

Dhageyso Madaxweynaha Galmudug oo Shir Jaraa’id kaga Hadlay Duqenta Dhacday..

Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Guuleed
Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Guuleed

Madaxweynaha Galmudug oo galinkii dambe ee maanta soo gaaray magalada cadaado ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay duqeyntii ciidamada dowlada markeynka ay u geysteen ciidamo ka tirsan maamulka galmudug oo maray deegaanka jeexdin ee bariga gobolka mudug ,

Guuleeda ayaa sheegay in cida ka dambeysa falkaasi ay hada wada hadal u socdaan isagoona ugu baaaqay shacabka reer galmudug in ay isdajiyaan.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale fariin u diray maamulka puntland isagoona ugu baaqay in ay xasiloonida gobolka mudug ay ka shaqeyaan wuxuna ugu dambeyntii uu ka hadlay arimaha soo xulista barlamaanka DFS.

Cabdi kariin Ayaa Sharaxaad Dheer ka Bixiyay Sababta ka Danbeesa Duqeynta Waxana uu Dhanka kale ka Hadlay Soo Daahitaankiisa Madama lagu Jiro Xiliga Doorashada isgoo Shacabka Galmudug Arintaasi ka Raali Galiyay.

Halkan hoose ka Dhageyso Codka

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *