Xiriir!Nala soo xiriir. Fikirkaaga waa muhiim.

David Conca Oo Ay Britain U Magacawday Safiirka Cusub ee Soomaaliya

David Conca ayaa lagu badalayaa Harriet Matthews Safiirkii hore ee dalka Britain wakiilka uga ahaa Soomaaliya.
Britain ayaa safaarad ku leh magaalada Muqdisho waxayna ku taallaa gudaha garoonka aadan cadde, waxaana ilaaliya ciidamo British ah oo sidoo kale ka qeyb qaata tababarada ciidanka dowlada Somalia.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *